Home › Language Arts & Disciplines › Afka Hooyo Waa Hodan

Afka Hooyo Waa Hodan

by Maxamed Baashe X. Xasan

Afka Soomaaliga: taariikh, qaab-dhismeed iyo hodantinimo

Regular price $17.09 USD
Regular price $17.99 USD Sale price $17.09 USD
Save 5%

Paperback New

Delivery to your door
In stock·Dispatches in 1–2 business days
Standard shipping* from $4.35
Standard shipping transit* 5–8 business days after dispatch

Faster options are available.

Rates and delivery estimates depend on your destination and item quantity. Estimates are informational only; the final shipping method and rate are selected at checkout.

Secure checkout
American Express Apple Pay DiscoverGoogle Pay Mastercard PayPalVisa
30-day eligible returns Returns & refunds policy

AlbakiReads Editorial

Afka Soomaaliga: taariikh, qaab-dhismeed iyo hodantinimo

Buuggu wuxuu isku xidhayaa dhawr dhinac oo afka Soomaaliga lagu derso: qiimihiisa, taariikhda qoraalka farta Soomaaliga iyo astaamaha qaab-dhismeedka afka. Waxa kale oo uu eegayaa hodantinimada erayada, meerisyada gabayga ee maahmaahda u dhaqan galay, iyo sida erayo ay ka mid yihiin “il,” “far,” “dheg” iyo “af” u yeeshaan macnayaal kala duwan. Qoraalku wuxuu soo bandhigayaa saamaynta afaf qalaad, gaar ahaan Carabi, Ingiriisi iyo Talyaani, iyo arrimaha qoraalka Soomaaliga ee aan weli dhammaystirnayn. Su’aasha badbaadada afka Soomaaliga ayaa gunaanadka mawduucyadan isu keenta.

Good fit for readers who enjoy

  • Kuwa xiiseeya luqadda iyo qaab-dhismeedka afka Soomaaliga.
  • Kuwa baranaya taariikhda qoraalka farta Soomaaliga iyo xidhiidhka ay afaf kale la leedahay.
  • Kuwa danaynaya maansada iyo hodantinnimada erayada Soomaaliga.

Themes

Luqadda Soomaaliga iyo qiimaheedaTaariikhda qoraalka SoomaaligaQaab-dhismeedka iyo macnayaal badan oo erayadaMaansada iyo hodantinnimada erayadaSaamaynta afafka qalaad

Based on publisher information and book metadata.

Book overview

Biyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawr

qodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimaha

afka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka farta

Soomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaa

xilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacaya

oo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey,

meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay,

gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu u

bixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarka

iyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogrogga

iyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il,

far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyo

raadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga,

gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwo

kale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in af

Soomaaligu badbaadi karo!

 

 

Shipping & returnsShipping options, delivery timing, and our return policy.

In-stock items normally dispatch within 1–2 business days. The ZIP-code estimator on this page is informational only; the final shipping method, price, and availability are confirmed at checkout for your full order.

For the initial delivery estimate we use these transit windows after dispatch: Standard 5–8 business days, Expedited 2–4 business days, and Priority 1–2 business days. Holiday delays are not included.

Eligible items can be returned within 30 days in accordance with our return policy.

Customer reviews